Senate-ka Mareykanka oo Ansixiyay Garsoore Brett Kavanaugh oo maalmo badan lagu dhagnaa

Senatka Mareykanka ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ansixiyay Brett Kavanaugh in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Mareykanka, kadib isbuucyo hareeyay noloshiisa eedeymo la xiriira kufsi iyo in uu yahay qof xanaaq badan. 50 senator, oo mid kaliya uu Dimuqraaddi ka yahay, ayaa ku codeeyay ‘Haa,’ halka 48 senator oo wada Dimuqraaddi ahna … Continue reading Senate-ka Mareykanka oo Ansixiyay Garsoore Brett Kavanaugh oo maalmo badan lagu dhagnaa